Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 3,372+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 22 Jul 2026, 10:01 am AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Haweeney geeriyootay kadib markii ay gurigeeda ku umushay, iyadoo tilmaamo ka raacaysay YouTube-ka.

Health & Wellbeing BBC News Somali 01 Jul 2026 Watch on YouTube

Haweeney 32 jir ah oo ku nool degmada Tiruppur ee gobolka Tamil Nadu ayaa weysay nolosheeda kadib markii ay go'aansatay inay gurigeeda ku umusho iyadoo ku tiirsan muuqaal ay ka daawatay YouTube, halkii ay isbitaal tagi lahayd. Iyada iyo ninkeeda ayaa doonayay in ilmihii labaad uu ku dhasho si dabiici ah, inkastoo ilmihii ugu horreeyay uu ku dhashay qalliin. Intii ay uurka lahayd xitaa ma aysan tegin baaritaannadii caadiga ahaa ee caafimaadka. Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena buls