Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 13,442+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 27 Nov 2026, 11:01 am Melbourne time · Melbourne 19:31 · Muqdisho 11:31 · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Ebola ayuu ka badbaaday, haddana wuxuu dib ugu laabtay daaweynta bukaannada

Health & Wellbeing BBC News Somali 6d ago Watch on YouTube

Dhakhtar Kasereka Raymond ayaa ka badbaaday cudurka Ebola, kaddib laba toddobaad oo uu ku jiray xarun lagu daweeyo dadka uu cudurku ku dhaco. Markii uu bogsaday, wuxuu dib ugu laabtay shaqadiisii caafimaadka, isagoo hadda bukaannada u sheegaya sheekadiisa si uu rajo ugu abuuro. Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo ayaa la tacaalaysa faafitaanka cudurka Ebola, kaas oo saameeyay kumannaan qof. #bbc #bbcsomali #ebola #congo --------------------------------------------------------------------------