Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 13,442+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 27 Nov 2026, 11:01 am Melbourne time · Melbourne 19:31 · Muqdisho 11:31 · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Wacyigelinta xanuunka Macaanka/Sokorowga

Health & Wellbeing BBC News Somali 16 Nov 2026 Watch on YouTube

Macaanka/Sokorowga waxa uu ka mid yahay xanuunada lala noolaado ee u baahan in qofka uu wacyi ka haysto qaabka ugu wanaagsan ee uu ula tacaali karo macaanka. Dr C/raxmaan Deeq Maxamed ayaa bilaabay olole iskaa wax u qabso ah oo uu wacyigelin, baaris iyo daweyn ugu sameynayo haweenka danta yar ee ganacsiyada yar yar ku iibsada suuqyada magaalada Hargeysa waxa ay hadda u shaqeeyaan haween ka badan afar boqol. ------------------------------------------------------------------------------------ Halk