Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 13,442+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 27 Nov 2026, 11:01 am Melbourne time · Melbourne 19:31 · Muqdisho 11:31 · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Cilmi-baaris: Bukaannada Soomaaliyeed oo malaayiin doollar ku bixiya daaweyn dibadda ah.

Health & Wellbeing BBC News Somali 02 Nov 2026 Watch on YouTube

Dib-u-eegis cilmi-baariseed oo cusub ayaa qiyaastay in Soomaaliya ay sannadkii 2024 ku bixisay ku dhowaad 219 milyan oo doollar daaweynta caafimaad ee dibadda, iyadoo ka digtay in qoysasku la kulmaan kharashaad culus, halka aan si ku filan loola socon natiijooyinka daaweynta bukaannada. Kumannaan bukaanno Soomaaliyeed ah ayaa sannad kasta u safra dalal shisheeye iyagoo raadinaya daaweyn takhasus ah oo aan dalkooda laga heli karin, ay adag tahay in la helo ama loo arko mid aan la isku hallayn ka