Shaqaalaha xarun lagu daweeyo Ebola oo heeso iyo ciyaaro ku muujiyay farxaddooda.
Waa farxad iyo damaashaad ay muujiyeen shaqaalaha caafimaadka ee xarun lagu daweeyo cudurka Ebola oo ku taalla magaalada Mongbwalu ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo. Shaqaalaha oo heeso iyo ciyaar ku muujinaya farxaddooda ayaa u dabaaldegayay markii xarunta laga saaray bukaannadii ugu dambeeyay ee laga helay cudurka Ebola. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewsso