Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 6,076+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 27 Aug 2026, 10:01 pm AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Badda Soomaaliya: Maxaa looga faa'iidaysan la'yahay?

News & Current Affairs BBC News Somali 04 Aug 2026 Watch on YouTube

Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer qaaradda Afrika, balse weli waxaa jira caqabado la xiriira ka faa'iidaysiga khayraadka badda, amniga badaha iyo maalgashiga dhaqaalaha buluugga ah. Wareysigan gaarka ah, Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya ayaa ka hadlay muhiimadda shirka arrimaha badda, siyaasadaha lagu horumarinayo badaha Soomaaliya, doorka amniga badda, iyo sida kalluumeysiga, gaadiidka badda, dalxiiska iyo maalgashigu ay uga qeyb qaadan karaan kobaca dhaqaalaha dalka.