Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 13,256+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 24 Nov 2026, 11:01 pm Melbourne time · Melbourne 07:02 · Muqdisho 23:02 · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Xiisadda Itoobiya iyo Suudaan: Soomaaliya ma saameynaysaa?

News & Current Affairs BBC News Somali 13 Nov 2026 Watch on YouTube

Xaggee ayay ku wajahan yihiin Suudaan iyo Itoobiya, yaase hadda gacanta ku haya deegaannada xuduudaha? Suudaan ayaa Itoobiya ku eedaynaysa inay taageerto xoogagga RSF ee dagaalka kula jira ciidamada dowladda, isla markaana dhulkeeda loo adeegsanayo in laga soo qaado weerarro ka dhan ah xarumaha rayidka iyo kaabayaasha muhiimka ah ee Suudaan. Dowladda Suudaan ayaa cabashooyin arrintan la xiriira u gudbisay Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika. Dhanka kale, warbixinno baaritaanno madax-bannaan