Muuqaal muujinaya weerar ay Ukraine sheegatay inay maraakiib Ruushku leeyahay ku weerartay Liibiya
Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in ciidamadiisu ay quusiyeen markab dagaal oo Ruushku leeyahay, isla markaana ay weerareen markab kale oo xamuul ah oo ku sugnaa xeebaha Liibiya. Muuqaallo ay BBC-du xaqiijisay ayaa muujinaya markab uu dab ka kacay oo ku sugan dekedda Benghazi ee Liibiya. #Ukraine #Libya#Zelensky #Putin#bbc #bbcsomali #putin #russia ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Soma