Ilhaan Cumar: Maxaa ilaa hadda laga ogyahay baaritaanka lagu hayo?
Waxaan maalmihii u dambeeyay aad u maqlaynay in guriga Ilhaan Cumar, oo ah xildhibaanad Soomaaliyeed oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka, la baaray. Haddaba, maxaa ilaa hadda laga ogyahay baaritaankan? ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada: Website: https://www.bbc.com/somali Facebook: https://www.facebook.c