Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 9,742+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 15 Oct 2026, 11:01 pm AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Sawirro dhif ah oo laga soo qaaday mid ka mid ah dalalka ugu qarsoodiga badan dunida

News & Current Affairs BBC News Somali 5h ago Watch on YouTube

Asmara, caasimadda Eritrea, ayaa lagu tiriyaa meelaha ugu xiran uguna qarsoodiga badan dunida. Booqasho dhif ah oo ay ku tagtay Eritrea, ayay weriyaha wakaaladda wararka ee Reuters, Giulia Paravicini, indha-indheysay nolol-maalmeedka magaalada Asmara, xilli ay xiisado dagaal ka soo cusboonaadeen dalka deriska la ah ee Itoobiya. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali