Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 9,694+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 15 Oct 2026, 11:01 am AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Mid ka mid ah xubnaha maamulkii Laftagareen ee xayiraadda dhaqaale lagu soo rogay oo BBC la hadlay

News & Current Affairs BBC News Somali 14h ago Watch on YouTube

Qaraar ay shalay soo saareen Guddiga Qaran ee Ka hortagidda lacag dhaqidda iyo maalgalinta argagaxisada ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xayiraad lagu soo rogay madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomalaiya iyo xubno ka tirsanaa xukuumadiisii, iyada oo lagu eedeeyay "Inay xiriir la leeyihiin ururka al-Shabaab". Hadaba Ugaas Xasan oo ah afhayeenka madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafatagareen kana mid ah ah liiska xubnaha la saaray cunaqabteynta dhaqaale a