Maxaa u suurta galay Soomaaliya tan iyo intii ay ku biirtay Bulshada Bariga Afrika?
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirweynaha 3aad ee Bulshada Bariga Afrika oo sanadkii 3 saddexaad oo xiriir ah lagu qabanaayo magaaladaasi. Shirkaan oo ay soo qabanqaabiyeen wasaaradaha arrimaha dibadda, waxbarashada, iyo ganacsiga Soomaaliya oo ay weheliyaan Jaamacadda SIMAD, Jaamacadda umaadda Soomaaliyeed, iyo Jaamacadda Bayreuth ayaa waxaa iskugu yimid aqoonyahanada, ganacsatada iyo siyaasiyiinta iyadoo lagu lafa guraayo sidii ay Soomaaliya uga faa’iideysan laheyd suuqa bulshad