Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay lacagta la jaraayo xildhibaanada golaha aan soo xaadirin
"Aniga shaqsiyan diyaar uma ihi in xildhibaan ka mid ah xildhibaanada Soomaaliyeed subax walbo halkaan uu soo kalaho midna guryahiisa dibadda ah ama dalka ah uu kafeygiisa iska cabo" Cabdulqaaxir Maxamed Nuur (Jaamac) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada: Website: