Sagal Cabdi oo ka hadashay guusha taariikhiga ah ee ay ka dhigtay UK
Xisbiga Shaqaalaha ayaa ku guuleystay doorashadii deegaanka Holborn and St Pancras ee waqooyiga London, isagoo ka adkaaday hoggaamiyaha Xisbiga Green, Zack Polanski. Sagal Cabdi-Wali, oo hoggaamisa golaha deegaanka Camden, ayaa kursiga ku guulaysatay iyadoo heshay 12,292 cod. Hase yeeshee, aqlabiyadda xisbiga ayaa hoos uga dhacday 11,572 cod ilaa 3,364 oo cod. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https