Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 9,420+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 12 Oct 2026, 11:01 am AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Koonfur Galbeed: “Baydhabo waxaa soo weeraray khawaarij” iyo Ma aqoonsanin hoggaamiye Aaden Madoobe.

News & Current Affairs BBC News Somali 03 Oct 2026 Watch on YouTube

#bbcsomali #koonfurgalbeed Koonfur Galbeed waxaa ka taagan khilaaf keenay in magaalada Baydhabo ay marti-geliso dagaallo keenay khasaare naf iyo maalba leh. Haddaba maxey isku hayaan dhinacyadu, diyaarse ma u yihiin in ay wada hadlaan Hoggaamiye Aden Madoobe iyo madaxweyne hore Laftagareen. Wariyaha BBCda Xasan Sheekh Cumar ayaa dood u qabtay abdifitaax Siidii Guddoomiyaha gobalka Shabeellaha Hoose iyo Maxamed Xuseen John Afhayeenka Laftagareen -------------------------------------------------