Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 13,326+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 25 Nov 2026, 11:01 pm Melbourne time · Melbourne 01:59 · Muqdisho 17:59 · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

"Inaan ka duwanahay dadka kale saameyn weyn ayay igu yeelatay." Warsame

Culture & Arts BBC News Somali 05 Jul 2026 Watch on YouTube

Muxuu Warsame oo kamid ah dadka gaagaaban kala kulmaa bulshada Soomaalida? Warsame Cabdiqaadir Axmed oo baraha bulshada looga yaqaanno King Short Warsame, waxa uu kamid yahay dadka aadka u isticmaala aaladaha TikTok iyo Facebook, isaga oo u adeegsada wacyi-gelin iyo madadaalinta dadka halkaa hakaga xiran, isaga la wadaaga nolol maalmeedkiisa, fikirradiisa iyo waaya-aragnimadiisa. Warsame oo ku dhashay, kuna koray xerada qaxootiga ee Kaakuma ee dalka Kenya ayaa hadda ku nool dalka Canada, halk