Dhalinyarada caalamka ayaa wajahaya caqabado ku aaddan sidii ay shaqo ku heli lahayaaeen.
Warbixin cusub oo ka soo baxday Hay’adda Shaqaalaha Adduunka ee Qaramada Midoobay (ILO) ayaa sheegaysa in kororka heerka shaqo la’aanta iyo shaqooyinka wanaagsan ee sii yaraanaya ay adkeynayaan maraxaladda looga gudbayo heerka waxbarashada ee dhanka shaqada, gaar ahaan Bariga Dhexe, Afrika iyo Koonfurta Aasiya. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale