Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 9,742+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 15 Oct 2026, 11:01 pm AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

BBC da ayaa la hadashay dhinacyada maanta ku dagaalamay magaalada Beydhabo.

News & Current Affairs BBC News Somali 28 Sep 2026 Watch on YouTube

Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay, tiro intaa ka badanna way ku dhaawacmeen dagaal culus oo muddo ka badan 8 saacadood ka socday magaalada Beydhabo ee xarunta kmg ah ee Maamulka Koonfur Galbeed. Dagaalka oo bilowday salaaddii subax ayaa soo gaaray duhurnimadii maanta, waxaana dad magaalada ku sugan ay BBC-da u sheegeen in maydad fara badan lagu arkayo goobbihii ay dagaalladu ka dhaceen. Maamulka Aden Madoobe ee Koonfur Galbeed iyo Wasaaradda Gaashaandhigga ee Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa