Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 9,742+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 15 Oct 2026, 11:01 pm AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Banaanbaxa Beledweyne ee looga soo horjeedo doorashada la filaayo in ay ka dhacdo Hirshabeelle

News & Current Affairs BBC News Somali 24 Sep 2026 Watch on YouTube

Boqollaal dadweyne ah ayaa mudaaharaad saaka ka dhigay bartamaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaas oo looga soo horjeeday doorashada la filayo in sodonka bishan ay ka dhacdo deegaannada maamulka Hirshabeelle. Dadweynaha oo watay boorar ay ku qornaayeen sida ay u diidan yihiin hannaanka awood qaybsiga beellaha ee uu ku dhisan yahay maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa la hadlay qaar kamid ah xildhibaannada barlamaanka federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto gobolka Hiiraan. Dadw