Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 9,640+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 14 Oct 2026, 11:01 pm AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Xaaladda Yementa ku soo barakacday dalka Jabuuti

News & Current Affairs BBC News Somali 24 Sep 2026 Watch on YouTube

Dagaalka dib u qarxay ee u dhaxeeya Xuutiyiinta iyo ciidamada dowladda Yemen ee uu taageero Sacuudiga ayaa sababay dhimashada ku dhawaad 700 oo qof iyo dhaawaca kumanaan kale, iyadoo ay gudaha dalka ku barakaceen in ka badan 130 kun halka in ka badan 3 kun oo kalena ay doonyo uga gudbeen Badda Cas iyagoo galay dalka Jabuuti sida ay sheegeyso xogtaa Qaramada Midoobe. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽