Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 13,442+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 27 Nov 2026, 11:01 am Melbourne time · Melbourne 19:41 · Muqdisho 11:41 · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Fursadaha iyo caqabadaha wax soo saarka warshadaha gudaha

Business & Economy BBC News Somali 22 Sep 2026 Watch on YouTube

Magaalada Muqdisho waxa maanta markii ugu horeysay lagu qabtay bandhigga wax soo saarka warshadaha gudaha, halkaas oo dhawr iyo todobaadtan warshadood ay la yimaadeen alaabbaha ay soo saaraan. Bandhiggaasi intii uu socday, waxaa laga hadlay caqabadaha ku horgudban wax soosaarka gudaha oo laga soo qaatay canshuurraha faraha badan ee haddana aan mideysnayn ee laga qaado warshadaha iyo qiimaha sare ee ay ugu kacdo tamarta warshadahaasi isticmaalaan. Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aad