Qamadi ma lagu beeri karaa Soomaaliya? Arday ayaa sameysay tijaabo
Afar arday oo ka mid ah ardayda kuliyadda Beeraha iyo Cilmiga Deegaanka ee Jaamacadda Umadda ee ku jira sanadkoodi ugu dambeyay ayaa sameynaya tijaabo ay ku ogaanayaan sida ugu wanaagsan ee uu qamadiga uga bixi karo Soomaaliya ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada: Website: https://www.bbc.com/somali Facebook