Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 6,971+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 9 Sep 2026, 10:01 pm AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Wariye caan ah oo lagu xukumay dil daldalaad ah, maxaa lagu eedeeyay?

News & Current Affairs BBC News Somali 1d ago Watch on YouTube

Wariye caan ah oo u dhalatay dalka Masar, Sarah Khalifa, iyo 11 qof oo kale ayaa lagu xukumay dil toogasho ah iyadoo loo adeegsanayo daldalaad ka dib markii lagu helay dambiyo la xiriira daroogada. Sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday wargeyska l-Ahram ee dalka Masar, waxay ka tirsanaayeen koox dambiilayaal ah oo soo gelin jiray dalka agabka ceeriin ee loo isticmaalo soo-saarista daroogada, iyagoo qorsheynayay inay iibiyaan. -----------------------------------------------------------------