Lammaane dunida ka yaabiyay ka dib markii ay sameeyeen "codsigii guurka ee ugu halista badnaa."
Lammaane caan ku ah fuulista dhismayaasha dhaadheer ayaa dunida ka yaabiyay kadib markii ay fuuleen dusha ugu sarreysa ee Empire State Building ee magaalada New York. Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1 Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya? BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka adduunka. H