Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 6,579+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 4 Sep 2026, 10:01 am AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Xiisadda Beydhabo, waxaan la hadalnay labada dhinac.

News & Current Affairs BBC News Somali 12h ago Watch on YouTube

Xaaladda magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa dagan kaddib dagaal culus oo saaka aroortii ka qarxay bartamaha iyo hareerraha magaalada. Khasaare xoog leh ayaa la soo weriyay oo dhimasho iyo dhaawacba leh. Illo wareedyo ku dhow Isbitaalka Guud ee Baydhabo ayaa BBC-da u sheegay in dad gaaraya 25 qof oo qaba dhaawacyo kala duwan la dhigay Isbitaalka. Maamulkii hore ee Koonfur Galbeed ee Cabdicasiis Laftagareen ayaa sheegay in saaka ay duulaan ku qaadeen saldhigyada ciidamada dawladda ee gudah