Shan sano ka dib markii dhaqdhaqaaqa Islaamiyiinta xagjirka ee Dhaalibaan ay xukunka ku soo laabteen
Shan sano ka dib markii dhaqdhaqaaqa Islaamiyiinta xagjirka ee Dhaalibaan ay xukunka ku soo laabteen, BBC da ayaa fursad u heshay in ay wakhti la qaadato rag falaago ahaan jiray oo siyaasiyiin noqday si ay u aragto sida ay u maamulayaan dal dhibaato ku jira. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada: Website: http