Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 6,733+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 6 Sep 2026, 10:01 pm AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Shirka Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha

Business & Economy BBC News Somali 25 Aug 2026 Watch on YouTube

Magaalada Muqdisho waxa maanta ka furmay Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha oo qabsoomiddiisa ay si wadajira, isaga kaashadeen Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Soomaaliya iyo Rugta Ganacsiga Shiinaha. Dhawr iyo sodon xubnood oo ka socda shirkaddaha waaweyn ee ganacsi ee dalka Shiinaha ayaa qayb ka ahaa shirweynaha, iyadoo ganacsatada Soomaaliduna, ay halkaas ku soo bandhigeen fursadaha ganacsi ee yaala wadankooda. Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Dr Hodan Cusmaan