Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 5,979+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 26 Aug 2026, 10:01 am AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

"Anaga Shabaab nalama dhaho, waxaan nahay gobanimo u dirir" Afhayeenka Maamulkii hore ee Laftagareen

News & Current Affairs BBC News Somali 17 Aug 2026 Watch on YouTube

Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in maleeshiyaad isugu jira Al-Shabaab iyo kuwa taabacsan Cabdicasiis Laftagareen hadda wariyaha BBC da Ibraahim Maxamed Ibraahim ayaa weydiiyay Afhayeenka Maamulkii hore ee Laftagareen Ugaas Xasan Cabdi Maxamed edeyntaas loo soo jeediyay. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo k