Waa maxay doorka kooxaha Baanda Muusiko ee maalmaha xoriyadda Soomaaliya? | BBC Somali
Maxamed Cali Xalaal taliyaha qeybta salaan sharafta Booliiska Soomaaliyeed ee Baanda Muusiko ayaa noo sharaxaha doorka kooxaha Baando Muusiko ee maalmaha xoriyadda Soomaaliya. Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1 Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaaliya? BBC waa il lagu kalsoonaan karo oo laga helo wararka add