Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 5,893+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 25 Aug 2026, 10:02 am AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Maxaa dugsiyada Qur’aanka Kariimka ah waayahaan loogu eedayaa tacdiyo ka dhan ah carruurta?

News & Current Affairs BBC News Somali 08 Aug 2026 Watch on YouTube

Muddooyinkii la soo dhaafay waxaa soo badanayay tacdiyo ka dhan ah carruurta oo ka dhaca goobaha Waxbarashada, si gaar ah dugsiyada Qur’aanka iyadoo Macallimiinta eedo loo jeediyay. Dadka qaar ayaa qaba in eedaha loo jeedinayo Macallimiinta iyo Dugsiyada ay tahay arrin lagu dhaawacayo sharafta Macallimiinta iyo goobahooda. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad