Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 6,127+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 28 Aug 2026, 10:01 pm AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

"Hubkii lagula dagaallami lahaa Al-Shabaab yaan lagu gubin Soomaalida dhexdeeda" - Madaxweyne Deni

News & Current Affairs BBC News Somali 05 Aug 2026 Watch on YouTube

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay hub iyo saanad ciidan geysay magaalada Gaalkacyo, kaddib dagaalkii dhexmaray ciidamada Puntland iyo PSF. Khudbad uu jeediyay ayuu Deni ku sheegay in ciidamada Puntland ay fuliyeen howlgal uu ku tilmaamay mid qorsheysan, isla markaana lagu la wareegay xero uu sheegay in lagu uruurinayay hub iyo ciidamo. Wuxuu sidoo kale ku baaqay in hubka loogu talagalay dagaalka Al-Shabaab iyo Daacish aan loo ad