Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 6,161+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 29 Aug 2026, 10:01 am AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Sababta loo doonayo shir sanadle ah oo ku saabsan badda Soomaaliya.

News & Current Affairs BBC News Somali 04 Aug 2026 Watch on YouTube

Shir looga hadlayay arrimaha badda Soomaaliya ayaa diiradda lagu saaray siyaasadda badaha, amniga badda, dhaqaalaha buluugga ah iyo sidii ganacsatada iyo bulshada Soomaaliyeed loogu baraarujin lahaa muhiimadda khayraadka badda. Muuqaalkan gaaban, wasiirka ayaa sharxaya sababta loo doonayo in badda Soomaaliya la siiyo mudnaan gaar ah iyo sida ay u abuuri karto fursado dhinaca kalluumeysiga, gaadiidka badda, dalxiiska iyo maalgashiga. Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tikto