Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 6,161+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 29 Aug 2026, 10:01 am AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Natiijada doorashadii Qof iyo Cod ee Galmudug oo la shaaciyay

News & Current Affairs BBC News Somali 03 Aug 2026 Watch on YouTube

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada doorashadii qof iyo cod ee lagu qabtay deegaanno ka tirsan Galmudug. Warbixintan waxay faahfaahinaysaa natiijada rasmiga ah ee doorashada, sida ay u dhacday codbixintu, iyo waxa ay natiijadani uga dhigan tahay geeddi-socodka doorashooyinka qof iyo cod ee Soomaaliya. Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali