Ma ogtahay walaalaha cayaaraya koobka adduunka?
Waxyaabaha cajiibka ah ee sannadkan koobka adduunka lagu arkay waxaa kamid ah; in markii ugu horreysay taariikhda ay tartankaan ka qayb galayaan 16 walaalo ah. Mida cajiibka ahna waa in qeybtood ay dalal kala duwan u ciyaarayaan. --- Halkan uga soo biir kanaalka BBC Somali 👉🏽 https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali?sub_confirmation=1 Ku soo dhawow - kanaalka rasmiga ah ee YouTube-ka BBC News Somali. Kaga bogo muuqaallo isku dheellitiran oo ku saabsan wararka caalamka iyo kuwa Soomaali