Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 13,395+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 26 Nov 2026, 11:01 pm Melbourne time · Melbourne 02:54 · Muqdisho 18:54 · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Wasiirka Dakadaha oo aan ka wareysanay heshiisyo ay la galeen (IMO) iyo siyaasadda koonfur-galbeed.

News & Current Affairs BBC News Somali 30 Jun 2026 Watch on YouTube

Soomaaliya ayaa la saxiixatay Ururka Caalamiga ee badaha (IMO) heshiisyo gaaraya 15 kuwaas oo muhiim u ah howlaha badaha iyo dakadaha. Qodobada lagu heshiiyay waxaa ka mid ah in Soomaaliya laga caawiyo maraakiibta badeeda ku degta sidii loo bixin lahaa. Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo heshiiska saxiixay ayaa sheegay in sidoo kale ay sameeyeen machad lagu tababaro badmaaxiinta.Cismaan Cabdi Xasan ayaa weydiyay wasiirka saameynta heshiisyadan