Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 13,476+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 27 Nov 2026, 11:01 pm Melbourne time · Melbourne 03:40 · Muqdisho 19:40 · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Siduu ku suurta galay Sawirka Messi uu u qabeynayo Yamal?

Sport BBC News Somali 18 Jul 2026 Watch on YouTube

Sawirkan ayaa si weyn loo baahiyay markii Lamine Yamal uu ka caawiyay Spain inay ku guuleysato Euro 2024, aabihiisna uu mid ka mid ah soo dhigay khadka internetka isagoo wata farriin ah: "Bilowgii laba halyeey." Waxaa la qaaday 2007 markii qoyska Lamine Yamal ay ku guuleysteen tartan si ay qayb uga noqdaan duubista. Waxaan la hadalnay Joan Monfort, oo ah sawir qaadaha ka dambeeyay. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga