Spain vs Argentina: Ciyaar noocee ah ayaa la filayaa Final-ka Koobka Adduunka?
Muqaalkaan waxaan ku falanqeyneynaa ciyaarta Final-ka Koobka Adduunka ee u dhaxeysa xulalka Argentina iyo Spain maalinta Axada. Ciise Talyaani oo ah wariye arrimaha ciyaaraha ayaa sharaxaya fursadaha iyo dulduleelada ay labada xul leeyihiin. #Spain #Argentina #WorldCup2026 #KoobkaAdduunka #Messi #LamineYamal #BBCSomali #KubaddaCagta ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewsso