Trump oo ku dhaliilay tababaraha England in uu difaac galiyay Haryy Kane.
Donald Trump madaxweynaha Mareykanka ayaa macalinka England ku dhaliilay in uu difaac galay ka dib markii ay gool ku hogaamiyeen ciyaartii afar dhamaadka oo ay la ciyaariyeen xulka Argentina. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada: Website: https://www.bbc.com/somali Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewss