Spain vs Argentina: Messi Mise Yamal? Falanqaynta Final-ka Koobka Adduunka
Spain iyo Argentina ayaa ku kulmaya final-ka Koobka Adduunka 2026, kulan si weyn loo sugayo oo lagu go'aamin doono horyaalka adduunka. Barnaamijkan, Cabdinaasir Cali iyo Kauthar Indho ayaa falanqeynaya qaabkii ay labada xul ku soo gaareen final-ka, awoodaha iyo tabar darrada koox kasta, ciyaartoyda laga filayo inay go'aamiyaan kulanka, iyo xeeladaha ay adeegsan karaan labada tababare. Waxay sidoo kale ka hadlayaan doorka Lionel Messi ee laga yaabo inuu noqdo Koobkiisii Adduunka ee ugu dambeeya