Erling Haaland oo watay xusuus aan caadi ahayn oo taageerayaal badan ka yaabisay
Erling Haaland ayaa dalkiisa ku soo laabtay isagoo watay xusuus aan caadi ahayn oo Koobka Adduunka ah, raccoon la xafiday oo lagu sheegay inuu ku soo iibsaday $750! Xulka kubadda cagta Norway ayaa ku soo laabtay Oslo kadib markii laga reebay Koobka Adduunka, iyadoo kumannaan taageerayaal ah ay garoonka diyaaradaha isugu soo baxeen si ay u soo dhaweeyaan kooxda. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 http