Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 6,195+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 29 Aug 2026, 10:01 pm AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Falanqaynta Kulanka Spain iyo France: Koobka Adduunka 2026

Sport BBC News Somali 14 Jul 2026 Watch on YouTube

Spain iyo France ayaa foodda is daraya semi-final-ka Koobka Adduunka 2026, kulan si weyn isha loogu hayo oo go'aamin doona kooxda u gudbaysa final-ka. Barnaamijkan, ayaa Cabdinaasir Cali iyo Kauthar Indho ku falanqeynayaan qaabka ay labada xul ku soo gaareen semi-final-ka, ciyaartoyda laga filayo inay saameynta ugu weyn yeeshaan, xeeladaha labada tababare, iyo cidda ay u arkaan inay u dhowdahay guusha. Waxay sidoo kale ka hadlayaan doorka xiddigaha sida Lamine Yamal, Rodri iyo Kylian Mbappé, m