Duqeyn cirka ah oo lagu weeraray garoonka diyaaradaha ee Xuutiyiintu maamulaan.
Duqeyn cirka ah oo lagu weeraray garoonka diyaaradaha ee Xuutiyiintu maamulaan. Yemen ayaa sheegtay inay weerar cirka ah ku qaaday dhabaha ay diyaaradaha ka duulaan kuna degaan ee Garoonka Diyaaradaha Sanca, si ay uga hortagto in halkaas ay ka degto diyaarad la sheegay inay sidday xubno ka tirsan Xuutiyiinta ay Iran taageerto. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali