Kuleylka Yurub ka jira oo sababay dab ka kacay keymaha Spain oo dad badan ku dhinteen
Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhintay mid ka mid ah dababka kaymaha ee ugu dhimashada badan Spain. Boqolaal ka tirsan ciidamada gurmadka degdegga ah ayaa ka qeyb qaatay la tacaalidda dabka, halka boqolaal qof oo degganaa deegaanka laga daadgureeyay. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada: Website: https://ww