Maxay ciyaartoyda kubadda cagtu u xirtaan waxaan u eg rajabeetada dumarka?
Muuqaalkan Erling Haaland ayay dadku aad isku weydiiyaan su’aasha ah waxaan uu qabo. Waxaa lagu arkay koobkan adduunka ciyaartoy badan oo funaanaddooda ka hoos xiran qalabkan. Waxaa loo yaqaan (smart vest). Inkastoo aysan ahayn tiknoolajiyad cusub oo horey loogu isticmaali jiray ciyaaraha heerka sare, haddana dad badan ayaa markii ugu horreysay arkaya maadaama koobkan adduunka aad loogu isticmaalayo. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan