Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 13,395+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 26 Nov 2026, 11:01 pm Melbourne time · Melbourne 04:49 · Muqdisho 20:49 · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Maxaa dhacaya haddii Maraykanku joojiyo dhaqaalaha hawlgalka Soomaaliya?

News & Current Affairs BBC News Somali 10 Jul 2026 Watch on YouTube

Maraykanka ayaa qorsheynaya inuu joojiyo taageerada maaliyadeed ee uu siiyo hawlgalka nabad ilaalinta ee Soomaaliya. Haddii qorshahan uu hirgalo, maxay noqon kartaa saameynta uu ku yeelan karo amniga Soomaaliya, dagaalka lagula jiro Al Shabaab, iyo mustaqbalka hawlgalka AUSSOM? ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa barahee