Daawo sida geesinimada leh ee uu ninkan isaga difaacay libaax soo weeraray.
Daawo sida geesinimada leh ee uu ninkan isaga difaacay libaax soo weeraray. Ninkan oo ahaa xoolo-dhaqato ayaa waxaa weeraray libaax duurjoog ah xilli uu ku sugnaa gobolka Gujarat ee dalka Hindiya. Libaaxa ayaa dhulka ku cadaadiyay muddo ku dhow 30 daqiiqo, hase yeeshee ninka ayaa degganaansho muujiyay ilaa ugu dambeyn uu libaaxii isaga dhaqaaqay. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://ww