SOMtube

Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Soo Dhowoow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
1890+
Videos
8
Categories
6hr
Fetch cycle
Live Fetching every 6 hours · Last updated 12 Jul 2026, 4:02 am AEST · Showing the last 10 days · Part of the iiEcosystem

Galmudug: Tallaabo noocee ah ayaa laga qaadayaa cidda jabisa nabadda?

News & Current Affairs BBC News Somali Just now Watch on YouTube

Maxaa ka hirgalay heshiiskii nabadeed ee dhawaan la dhex dhigay beelihii ku dagaallamay degmada Balanbal iyo deegaannada ku xeeran? Wareysigan, ayaa Xasan Sheekh Cumar waxa uu Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Galmudug, Cabdiraxmaan Axmed Xayle, kala hadlay halka uu marayo hirgelinta heshiiska, tallaabooyinka lagu xaqiijinayo nabadda, iyo waxa laga yeelayo cid kasta oo jebisa qodobadii lagu heshiiyay. ----------------------------------------------------------------