Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 13,442+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 27 Nov 2026, 11:01 am Melbourne time · Melbourne 20:27 · Muqdisho 12:27 · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Daawo: Wareysiga gabadhii ugu horeysay ee Madow iyo Muslim ah ee Maayar ka noqota Maraykanka.

Diaspora Life BBC News Somali 09 Jul 2026 Watch on YouTube

Todobaadkan waxa magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya booqasho ku tagtay gabadhii ugu horeysay ee Soomaali ah, madow ah oo muslim ah oo duq magaalo ka noqota dalka Maraykanka. Naadiya Maxamed ayaa sanad kii 2023 loo doortay in ay maayar ka noqoto magaalada St. Louis Park, ee gobolka Minnesota. 10 sano kaddib waa booqashadeedii ugu horeysay ee ay ku tagto magaalada Muqdisho, halkaas oo ay dagan yihiin xubno qoyskeeda kamid ah. Haddaba Naadiya, tagitaankeedii Muqdisho iyo waxyaabihii ay ku arag