Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 13,326+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 25 Nov 2026, 11:01 pm Melbourne time · Melbourne 01:20 · Muqdisho 17:20 · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Haweenka Koonfur Afrika oo ku nool cabsi joogto ah, iyagoo wajahaya dilal iyo tacaddiyo baahsan

News & Current Affairs BBC News Somali 2h ago Watch on YouTube

Koonfur Afrika ayaa ka mid ah dalalka ay aadka ugu badan yihiin tacaddiyada ku salaysan jinsiga iyo dilalka haweenka. Dilal dhowaan dhacay ayaa dhaliyay caro dadweyne, waxaana haween badan ay sheegeen inaysan ammaan ku dareemayn goobaha dadweynaha. Barnaamijkan ayaa soo bandhigaya sheekooyinka haween ka badbaaday weerarro iyo afduub, qoysas ay gabdhahoodu dileen iyo bulshooyin bilaabay inay iskood u ilaaliyaan ammaanka. Waxa kale oo uu eegayaa baaqyada ku aaddan in dowladda iyo booliisku tall