Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 13,395+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 26 Nov 2026, 11:01 pm Melbourne time · Melbourne 04:23 · Muqdisho 20:23 · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Soomaaliya oo mamnuucday isbeddelka cusub ee WhatsApp

News & Current Affairs BBC News Somali 08 Jul 2026 Watch on YouTube

Soomaaliya ayaa ku biirtay dalal diiday isbeddel cusub oo Meta ay qorsheyneyso inay ku soo kordhiso adeegga WhatsApp. Dowladda ayaa sheegtay inay walaac ka qabto saameynta uu isbeddelkani ku yeelan karo amniga, asturnaanta isticmaalayaasha, iyo suurtagalnimada inuu fududeeyo dambiyada abaabulan. Warbixintan waxaan ku wareysanay khabiirka amniga internet-ka Saciid Xaaji Yaasiin oo sharaxay waxa uu yahay isbeddelkan cusub, sababta ay dalal kala duwan uga soo horjeesteen, iyo waxa uu uga dhigan ya